Mooge Posted January 29, 2011 Waxaa maantay iscasilay Gudoomiyihii maxkamada darajada koowaad* ee Gobolka mudug C/fataax Ali Diiriye. Waxaana maantay uu nuqul uu uqaybiyay warbaahinta Magaalada Gaalkacyo ku sheegay inuu ogaysiinayo dhamaan hay adaha Dawlada Puntland Tan gobolka mudug & Maamulka Dagmada Gaalkacyo. Siyaabaha uu ku macneeyay inay kadanbaysay iscasilidiisa aya waxaa uu ku sheegay inay ka mid tahay amniga [...] Read More ... Quote Share this post Link to post Share on other sites