wyre Posted January 29, 2011 http://www.aljazeera.net/NR/exeres/E051E8F6-1291-4B4E-9709-1464272B3538.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 Whoohooooooooooooooooo Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 29, 2011 JB:D 30 qof baa la xidh xidhay, Maantana Guryaha ayaa la isugu galaye, but they are searching for Saudi's only. waxaa kaaga daran haweynkii baa mudaaharaadka billaabaa la yiri, Maamul la'aan bey ku gabanayaan balse micnahooda anigaa fahmay, waa maqabiyada naga qaadaa iyo xorriyad darrada aad nagu waddaan naga daaya:D Nimankiina waa seef la bood yaale wey la qalab qaateen, mana oga waxey ku mudaaharadayaan..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 29, 2011 http://http://news.bbc.co.uk/weather/forecast/254 Monday wixi ka dambeeyo budad baa la isku garaaci:D maanta ayaa shaqo iigu dambeyso aniga:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 ... waar nimanka khamiisyada uun iska bixiya dheh bal ,,, Inaalillaaah ,,, loooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted January 29, 2011 Jacaylbaro;691334 wrote: :D ... waar nimanka khamiisyada uun iska bixiya dheh bal ,,, Inaalillaaah ,,, loooooooooool Daa ha kufaane,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,maxaa kaa galay:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 29, 2011 Showqi loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 Ragga iyo dumarkii baan kala garan waayay dee ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted January 29, 2011 ^Loool - Alla maxaa Carabtuu iney iis dumisaa rabtaa - they forgot how they cheered when Saddam went down huh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 Exactly ,,, now it is coming home ,, lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 30, 2011 Somalia Unbaa ka dhiman iney Mudaaharaad qaaddo:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 30, 2011 Somalia Foosto Foostaa la dheelaa nooh ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 30, 2011 They say somalia haddey nolol Heleysaa:D carabba hadey isku kacday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 30, 2011 I'm in a celebration mood niyow ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites