Mooge Posted January 29, 2011 Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegayaa in uu si hoose u magacaabay gudoomiyaha maxkamada sare ee DKMG iyadoo arintaasina ay dhaliileen xildhibaano ka tirsan barlamanka. Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo ka mid ah xildhibaano shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa maanta sheegay in madaxweyne Shariif uu u magacaabay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites