Mooge Posted January 29, 2011 Muqdisho (RBC) Maamulka xarakada Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa maanta shir ay la yeesheen mulkiilayaasha maqaayadaha laga cunteeyo ee ku yaalla magaalada waxay kaga dhawaaqeen illaa lix qodob oo ah amaro ku wajahan shaqaalaha iyo mulkiilayaasha maqaayadaha. Shirkan oo ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ayaa lagu martiqaaday in ka badan 300 ruux oo ah milkiilayaasha [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites