Mooge Posted January 29, 2011 Muqdisho (RBC Radio):- Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta u dhoofay Magaalada Adis-ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Maaliyada iyo Lacagta ee Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Xalane, waxayna ka qeybgalayaan mas’uuliyiintani shirka Hoggaamiyaasha Afrika ee ka furmaya magaalada [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites