Mooge Posted January 29, 2011 Muqdisho RBC Radio) Mid ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka shairkada Saracen ay kaqaateen golaha wasiirad ee xukuumada KMG Soomaaliya. Maxamed Cumar Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in uu soo dhowaynayo go’aanka golaha wasiirada oo ku aadanaa in ay gabi ahaanba shirkadaasi [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites