Mooge Posted January 29, 2011 Muqdisho (RBC) Xildhibaan C/raxmaan Maxaamuud Faarax Janaqow oo ka md ah barlamanka KMG Soomaaliya horayna uga mid ahaa ururkii maxkamadaha Islaamiga ayaa ugu baaqay hogaanka sare ee xarakada Shabaab inay Alle ka baryaan dambidhaaf isla markaana DKMG ay weydiistaan inay cafis u fidiso. Sheekh C/raxmaan Janaqow oo ka hadlay cajaladii mqalka ahayd ee dhawaan uu [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites