Mooge Posted January 28, 2011 U gargaar Walaalkaaga Muslimka ah oo Carabka looga jaray Muqdisho Wiilkan Soomaaliga ah muddo 5-bil ka hor ah ayaa Alshabaab ay carabka uga jareen gudaha Magaalada Muqdisho waxa uuna hada ku dhibaataysan yahay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya. Axmed Cali Shuute waa Wiil dhalinyara ah oo Ciqaab CARABKA looga jaray au u gaysteen Kooxda Alshabaab [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 29, 2011 Ayaan darro waaye maxey ahaayeen kuwaan, belaayo idin aragtaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted January 29, 2011 inna lilaah , ilaahayow adaa arkee masaakimta u hiili. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 29, 2011 Aaamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites