Sign in to follow this  
Fiqikhayre

AU and UN hold Mini Summit in Addis Ababa on Somalia's Transition after August 2011

Recommended Posts

UN and African Union to convene high-level meeting on Somali peace process

 

Ongoing violence in Somalia has forced more than two million people to flee their homes

26 January 2011 – The United Nations and the African Union will hold a high-level meeting in a few days to review efforts to achieve peace, security and reconciliation in strife-torn Somalia, which has been suffering through two decades of conflict and numerous humanitarian challenges.

The meeting will be held in Addis Ababa, Ethiopia, on the sidelines of the African Union Summit which opened today, and will be jointly convened by Secretary-General Ban Ki-moon and Jean Ping, Chairman of the AU Commission.

 

Mr. Ban’s Special Representative for Somalia, Augustine P. Mahiga, noted that the meeting comes at a very crucial juncture, given that, under the Transitional Federal Charter, the interim authority’s mandate is set to expire in August.

 

“We have less than seven months before the end of the transition, and yet a lot still has to be done,” he stated in a news release issued by the UN Political Office for Somalia (UNPOS).

 

Several tasks remain to be completed such as continuing initiatives on reconciliation, building civilian and security institutions and the completion of the constitution-making process.

 

Mr. Mahiga announced that the Transitional Federal Government (TFG) – which is supported by a UN-backed AU peacekeeping force, known as AMISOM – has come up with a road map, outlining priority tasks which it will have to achieve towards the end of the transition.

 

“There was unanimous agreement, both inside and outside Somalia, that the transitional period has to end in August as envisaged under the Djibouti Peace Agreement,” he said, referring to the UN-facilitated peace process that began in 2008.

 

“In the meantime, consultations are underway to develop a consensus on how to end the transition and on the nature of post-transition political arrangements,” he added.

 

Somalia – which has not had a functioning central government since 1991 – has been torn apart by decades of conflict and factional strife, more recently with al-Shabaab Islamic militants. The country is also facing a dire humanitarian crisis in which 3.2 million people, more than 40 per cent of the population, is in need of aid.

 

Mr. Mahiga called for internal consultations among the Somalis themselves to build consensus on the way forward.

 

“It is critical that the consensus-building process ensures that the gains made so far are sustained and entrenched beyond the end of the transition,” he stated. “After two decades of suffering, the time has come for Somalia to return to a nation in which its citizens are allowed the opportunity to live a fruitful life in peace and security.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Addis Ababa oo uu ka furmayo shir arimaha Somalia looga hadlayo

 

Magaalada Adis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa lagu wadaa in dhawaan uu ka furmo shir ay halkaasi ku yeelanayaan qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika iyadoo la sheegay in arimaha Soomaaliya si weyn loogu faaqidi doono kulankaasi.

 

Shirkan oo ay wadajir u shir gudoomin doonaan xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Ban Ki Moon iyo gudoomiyaha gudiga midowga Afrika Dr. Jean Ping ayaa ah shirweynaha madaxda Afrika.

 

Shirkan ayaa 30-ka ilaa iyo 31-ka bishan January wuxuu ka dhici doonaa xarunta midowga Afrika ee magaalada Adis Ababa iyadoo lagu eegi doono xaaladaha Soomaaliya, Ivory Cost, iyo Suudan gaar ahaan arimaha colaadaha iyo siyaada dalalkaasi.

 

Midowga Afrika ayaa baadi goobaya taageero dhaqaale oo uu helo hawlgalka ay ka wadaan Soomaaliya ee lagu doonayo in lagu kordhiyo ciidamada AMISOM eek u sugan magaalada Muqdisho kuwaasi oo taageeraya dalwada KMG ah ee Soomaaliya kuwaasi oo hardan dagaal kula jira kooxaha ka soo horjeeda dawlada KMG, waxaana jira warar is soo taraya oo sheegaya in ciidamadaasi ay qayb ka yihiin dhibaatada soo gaaraysa shacabka gaar ahaan duqaymaha aan loo meel dayin ee loo geysanayo dadka rayidka ah.

 

SBC

Mowliid Xaaji Cabdi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaramada Midoobay: Dawlada KMG ee Soomaaliya Waxaa u Haray 7 Bilood oo Qura

 

Nairobi (RBC) Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa shaaca ka qaaday in deg deg loogu baahan yahay in la qabto kulan looga arinsanayo masiirka Soomaaliya maadaama uu dhowyahay waqtiga dhamaadka DKMG [TFG].

 

Augustine Mahiga oo qoraal ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Nairobi ayaa sheegay in bisha August ee 2011 uu ku egyahy jiritanka dawlada TFG ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay sidii arintaasi looga arinsan lahaa.

 

“Dhamaan jilsyaasha caalamiga waxay leeyihiin waqtiga DKMG wuu dhamaanayaa August 2011 waxanaa dooneynaa inaanu helno qaab midaasi looga gudbo”, ayuu yiri Mahiga.

 

Ergeyga ayaa sheegay in madaxweynaha DKMG Sheekh Shariif iyo raisul wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo ay la socdaan in waqtiga dawlada uu marayo heer gabagabo ah isla markaana laga codsaday inay waqtiga dhowraan.

 

Sida ergeygu ku sheegay war saxaafadeedkiisa waxaa toddobaadka dambe la qabanayaa kulan ballaaran oo looga arinsanayo xaalada Soomaaliya iyo sida laga yeelayo dhamaadka dawlada marka la gaaro. Shirkaasi oo ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa lagu dhinac qabanayaa shir madaxeedka Midowga Afrika [AU] oo isaguna lagu qabanayo Addis Ababa.

 

Wararka ayaa sheegaya in madaxweyne Shariif oo hadda jooga wadanka Uganda uu ka qeybgalayo kulankaasi isagoo ku dadaalayaa sidii markale isaga xilka loogu soo celin lahaa.

 

Wararka RBC Radio soo gaaraya ayaa sidoo kale sheegaya in Qaramada Midoobay ay ku dadaaleyso sidii waqtiga Dawlada looga saari lahaa KMG looguna bedelilahaa dawlad dhexe oo Soomaaliya loo dhiso.

 

Dhinaca kale waxaa durba soo baxaya siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah qabqablayaashii Soomaalida oo badankood hunguri ka hayo xilka madaxtuinimada kuwaasoo mid waliba uu hadda bilaabay inuu raadiyo saaxiibadii uu ku lahaa Afrikaanka iyo UN-ka oo faraha kula jira arimaha wadanka Soomaaliya si uu uga dhadhiciyo xilka in loo dhiibo. Waxaana ragga dib u soo noolaaday ka mid ah Cali Maxamed Geedi oo mar soo ahaa raisul wasaare.

 

Waxaana arinta ololaha hadda laga dareemayaa magaalada Nairobi oo u muuqata in waayadan dambe ay noqotay meel arimaha Soomaaliya laga hago.

 

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

UN oo ku wargalisay DFKMG ah dhamaadka Waqtigeeda

 

27 Jan 27, 2011 - 6:33:51 AM

 

Waxaa wadatashi u bilowdey beesha caalamka iyo dhinacyada ay khuseyso arrimaha Somalia taasoo ay ka yeelanayaan talaabooyinka la qaadi dooni marka uu dhamaado xiliga dowlada FKMG ah [August 2011], sidaas waxaa yiri Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia Augustine Mahiga.

 

"Waxaa jira wada ogalaansho buuxa, kaasoo ka imaanaya gudaha iyo dibada Somalia, inuu dhamaado xiliga KMG ah dhamaadka August kaasoo dhidibada loogu aasey Jabuti 2004," Augustine Mahiga ayaa saxaafada u sheegey isaga oo ku sugan Nairobi.

 

Ergeyga gaarka ah ee QM ayaa ku wargaliyey dhinaca kale in madaxda dowlada Federaalka la yimaadaan qaabkii loo wajahi lahaa xilgaas kala guurka ah isaga oo sheegey in kulan looga looga hadlayo arinkaas ka dhici doono Nairobi kaasoo ay ka qayb gali doonaan Puntland, Somaliland iyo TFG.

 

Dhinaca kale waxaa jira kulan Isniinta ka furmi doona magaalada Addis Ababa kaasoo ay ka qayb gali doonaan madaxda Afrika iyadoo si gooni ah diirada loo saari doono xaalka Somalia iyo kaalinta beesha caalamka ka qaadan doonto waqtiga kala guurka ah.

 

Hadalka Ergeyga QM ayaa kusoo beegmey xili Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Ra'isal wasaarihiisa Farmaajo olele xoogan ugu jiraan sidii waqtiga loogu kordhin lahaa dowladooda fadhiidka ah taasoo ku nool tageerada ciidamada midowga Afrika.

 

GAROWEONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

At the end Sharif has to sit down with Puntland and Somaliland as there will be a meeting in Nairobi, Kenya to discuss the way forward on how to end the transition period for once and all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr.Augustine Mahiga:”Xilliga Ku Meelgaarka ah waa inuu dhammaada bisha Agoosto”

 

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga, ayaa sheegay in kulan gaar ah oo heerkiisu sareeyo loogana hadlayo arrimaha Soomaaliya uu ka dhici doono magaalada Addis Ababa. Shirkani waxaa la qabanayaa inta uu socdo Shirmadaxeedka Ururka Midowga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa. Shirkan heerka sare waxaa si wadajir ah u qaban doona Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mr. Ban Ki-moon iyo guddoomiyaha Guddiga Ururka Midowga Afrika, Mr. Jean Ping. Waxaana shirka dib loogu eegayaa xaaladda geeddisocodka nabadda Soomaaliya. Shirku wuxuu ku soo beegmay xilli geeddisocodka nabadda Soomaaliya uu marayo marxalad aad u muhim ah, ayuu yiri Dr. Mahiga.

 

“Dhammaadka xilliga ku meelgaarka waxaa nooga harsan toddoba bilood oo keliya,welina waxaa harsan wax badan in la qabto”

 

Dr. Mahiga ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Ku Meergaalka ah ay diyaarisay qorshe hawleed qeexaya hawlaha muhimka ah ee ay doonayso inay qabato inta uusan dhammaan xilliga ku meelgaarka ah.

 

“Waxaa si guud ah la isugu afgartay, ha ahaato dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba,in xilliga ku meelgaarka ah uu dhammaado bisha Agoosto sida ku cad Heshiiskii Jabuuti.Inta ka horeysa waqtigaana waxaa soconaya wadatashi lagu gaarayo isafgarad ku saabsan sida lagu dhammeynayo xilliga ku meelgaarka ah iyo sida uu noqonayo hanaanka siyaasadeed ee jiri doona xilliga ku meelgaarka ka dib”, ayuu yiri Dr. Mahiga.

 

Isafgarad laga garaaro hanaanka siyaasadeed ee imanaya dhammaadka xilliga ku meelgaarka ka dib waa inuu ku billowdo wadatashi dhexmara Soomaalida si uu u noqdo mid loo wada dhanyahay kana wada qaybgalaan dhammaan dadka ay arrintu khuseyso si isafgarad looga gaaro wixii laqaban lahaa arrimaha mustaqbalka, ayuu ku nuuxnuuxsaday Dr. Mahiga.

 

Dr. Mahiga ayaa sheegay in habka wadatashiga lagu gaarayo isafgaradka uu mar horeba ka dhex billowday Hay’adaha Federaalka Ku Meelgaarka ah. Waxaana wadatashigaasi wada Madaxweynaha, Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’iisal Wasaaraha. Ka dib markuu warbixin ku saabsan wax qabadka (Dowladda) uu siiyay Golaha Amaanka horaantii bishan, Dr. Mahiga wuxuu billaabay la wadatashi uu la sameynayo waddamada ay arrintu khuseyso ee Gobolka iyo Bulshada Caalamka inteeda kale.

 

“Waxaa muhim ah in habka isafgaradka ku dhisan uu xaqiijiyo hanashada horumarka ilaa iyo hadda la gaaray, ayna qayb ka ahaadaan waxyaalaha jiri doona xilliga ku meelgaarka ka dib”, ayuu yiri Dr. Mahiga.

 

Dr. Mahiga ayaa kalsooni ka muujiyay in dadka Soomaaliyeed oo kaashanaya Bulshada Caalamka ay gaari doonaan yididiiladooda ay muddada dheer u hayeen inay arkaan nabad iyo xasillooni waarta oo ku soo noqota waddankooda.”

 

“Labaatan sanno oo dhibaato iyo rafaad ah ka dib waxaa la gaaray waqtigii Soomaaliya ay mar kale ku soo noqon lahayd qarannimadeedii muwaadiniinteeda ay heli lahaayeen fursad nololeed oo miro dhal ah kuna qotonta nabad iyo xasillooni.”

 

Warsaxaafadeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

UN Special Representative for Somalia: Transition must end

in August.

 

Nairobi, 26 January 2011 – Special Representative of the United Nations Secretary-General, Dr. Augustine P. Mahiga, announced that a Special High Level Meeting on Somalia will take place in Addis Ababa on the side lines of the African Union Summit which opened today. The meeting, jointly convened by the UN Secretary-General Ban Ki-moon and Jean Ping, Chairman of the African Union Commission, will review the current status of the peace process in Somalia. The meeting comes at a very crucial juncture in the Somali peace process, Dr. Mahiga said.

 

“We have less than seven months before the end of the transition, and yet a lot still has to be done.”

 

Dr. Mahiga announced that the Transitional Federal Government has come up with a Roadmap, outlining priority tasks which it will have to accomplish towards the end of the transition.

 

“There was unanimous agreement, both inside and outside Somalia, that the transitional period has to end in August as envisaged under the Djibouti Peace Agreement. In the meantime, consultations are underway to develop a consensus on how to end the transition and on the nature of post-transition political arrangements,” Dr. Mahiga said.

 

What should follow the end of the transition, Dr. Mahiga emphasized, should begin with internal consultations among the Somalis themselves in an all inclusive process that encompasses all stakeholders in order to build consensus on the way forward.

 

Dr. Mahiga said that the consensus-building process has already started within the Transitional Federal Institutions (TFI), with ongoing consultations between the TFIs led by the President, the Speaker and the Prime Minister. Following a progress report to the Security Council earlier this month, Dr. Mahiga has begun consulting with other stakeholders in the region and the wider international community.

 

“It is critical that the consensus-building process ensures that the gains made so far are sustained and entrenched beyond the end of the transition,” Dr. Mahiga said. Dr. Mahiga expressed his confidence that the Somalis working in partnership with the international community would achieve their long-cherished aspirations for lasting peace and stability in their country.

 

“After two decades of suffering, the time has come for Somalia to return to a nation in which its citizens are allowed the opportunity to live a fruitful life in peace and security.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba waan ogahay Ninka ismacil cumar geele isku sheegaaa waligi ba wa idin eexan jiiray Marka Dawlad lugu dhiso dalkisa.. laga yaaba inu melez u eexdo reer puntland;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this