Mooge Posted January 27, 2011 Nayroobi(Puntlandi.com), Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga, ayaa sheegay in kulan gaar ah oo heerkiisu sareeyo loogana hadlayo arrimaha Soomaaliya uu ka dhici doono*magaalada Addis Ababa. Shirkani waxaa la qabanayaa inta uu socdo Shirmadaxeedka Ururka Midowga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa. [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites