Mooge Posted January 27, 2011 Muqdisho (RBC) Raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kulan albaabadu u xiran yihiin la qaatay xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadiisa. Kulankan oo ka dhacay hoyga raisul wasaaraha ayaa warar ku dhow waxay RBC Radio u sheegeen in raisul wasaaruhu marka hore xubnaha golaha wasiirada uga warbixiyey safarkii uu dhowaan ku tegey [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites