Sign in to follow this  
Mooge

Sirdoonka Australia oo ka Digay Weerar Al-Shabaab ku Qaadi Doonto Shir Madaxeedka AU ee Addis Ababa

Recommended Posts

Mooge   

Nairobi (RBC) Sirdoonka wadanka Australia ayaa sheegay inay heleen warar sheegaya weerar ururka Al Shabaab uu ku qaadi doono shir madaxeedka Midowga Afrika ee toddobaadka dambe ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia. Sirdoonka wadanka Australia ayaa shaaca ka qaaday in xubno ka mid ah xarakada Shabaab ee wadanka Soomaaliya ay qorsheynayaan weeraro [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this