Taleexi Posted January 28, 2011 Illeyn af aanad lahayd ma ilaalin kartid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted January 28, 2011 Waa aduun gees oo foorara markii uu JB iyo Qudhac ay Somalina kula doodaan LA, idinkaa go’aye ma LA baa idinla go’day, some people need ay imaansadaan tuulooyinkooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kornaylka Posted January 29, 2011 Somalina;690960 wrote: Markii shir Soomali lagu qabto so adigan dhaha "dal shisheeye"? adiga uun baa is khilaafa... Mr K, please learn how to read. Thanks. Recognized country means wadan la aqoonsanyahay. Calankooda waxuu ka taaganyahay the UN HQ. Awoowe ayaan hadalkiisa wax ku darsanaayey. Somali waaye iyo ma ahan meesha ma taal. SL wadan ma ahan Kenya iyo DJibouti waa wadamo. Intaas garo. Mahadsanid. Horta walal marka hore ha i canaanan, illeen imaad dhaline. Thanks. Teeda kale, waxaan hubaa haddii aan the Somali region of Ethiopia wax kaa waydiiyo inaad dhihi doontid: Waa dhul Somaaliyeed. Waa inaan soo ceshanaa. Dadku waa inay xabashida iska xoreeyaan. Anagaa iska leh, iyo qaar kaloo badan, lol. Ethiopiaba sow calankoodu UN HQka kama taagna maxaad ku diidi inay Ethiopian yihiin dadkaasi oo adigu haddaad meeshaa u qaxdid qaxooti lagu xisaabinayo? Ta sadexaad, miyaadan ogeyn in S/land inkastoo aan la'aqoonsaneyn ay ka hor marsantahay jabuuti iyo kenyaba, marka ay noqoto xaga sharci ku dhaqanka, oo dadku tirsanyahay si marka ay doorasho timaado wixii rer S/land ah keliyi u codeeyaan? Hadda tusaale ahaan, illaa 500,000, Oo reer koonfureed ah baa S/land ku sugan. Marka ay timaado xilligii referendum ku dhici lahaa, haddii aan dadkan la register gareyn sow iyaguba intay codkooda dhiibtaan unification uma codeynayaan, illen isku si baanu u egnahay by thena af qaldaankii way barteen oo dadka lagama sooci karee? Kadibna sow ictiraafkayaga qiilqiil gelinmaayaan? Bal intaad babis soo qaadatid, oo weliba koob isbaramuuto ah oo barafna ka buuxo isi soo ag dhigtid, adigoon sonkortu kugu kicin su'aalahaa sida heerka sare ah aan u soo farsameeyey iga jawaab. Mahadsanid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kornaylka Posted January 29, 2011 Taleexi;691124 wrote: Illeyn af aanad lahayd ma ilaalin kartid. Lol, oo haddaad af aadan lahayn ilaalisid miyaanay cabudhis ahayn? Waad aragtaa dictatoradii carabaha waxa haysta, hadda mubarak baa laga yaabaa inuu sheikh shariif political saylum waydiisto. Marka sxb iska daa dadku hakaa nafiseene, meesha ma siyad barraa xukma maxaa afka laysu qabanayaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 Hadda maxay ka xanaaqeen ma "qaxootiga Somalia ka soo qaxay baa la qorayaa" ??? ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 29, 2011 Kornaylka;691274 wrote: Horta walal marka hore ha i canaanan, illeen imaad dhaline. Thanks. Teeda kale, waxaan hubaa haddii aan the Somali region of Ethiopia wax kaa waydiiyo inaad dhihi doontid: Waa dhul Somaaliyeed. Waa inaan soo ceshanaa. Dadku waa inay xabashida iska xoreeyaan. Anagaa iska leh, iyo qaar kaloo badan, lol. Ethiopiaba sow calankoodu UN HQka kama taagna maxaad ku diidi inay Ethiopian yihiin dadkaasi oo adigu haddaad meeshaa u qaxdid qaxooti lagu xisaabinayo ? Ta sadexaad, miyaadan ogeyn in S/land inkastoo aan la'aqoonsaneyn ay ka hor marsantahay jabuuti iyo kenyaba, marka ay noqoto xaga sharci ku dhaqanka, oo dadku tirsanyahay si marka ay doorasho timaado wixii rer S/land ah keliyi u codeeyaan ? Hadda tusaale ahaan, illaa 500,000, Oo reer koonfureed ah baa S/land ku sugan. Marka ay timaado xilligii referendum ku dhici lahaa, haddii aan dadkan la register gareyn sow iyaguba intay codkooda dhiibtaan unification uma codeynayaan, illen isku si baanu u egnahay by thena af qaldaankii way barteen oo dadka lagama sooci karee ? Kadibna sow ictiraafkayaga qiilqiil gelinmaayaan ? Bal intaad babis soo qaadatid, oo weliba koob isbaramuuto ah oo barafna ka buuxo isi soo ag dhigtid, adigoon sonkortu kugu kicin su'aalahaa sida heerka sare ah aan u soo farsameeyey iga jawaab. Mahadsanid. Haddii ay dadku isku eg yihiin oo aan lakala sooci karin, dee maxaad rabtaa inaan kuu sheego? Teeda kale, Ethiopia meeqa ethnic groups ayaa degan? isku diin miyaan nahay? isku dhaqan miyaan nahay? isku luuqad miyaan nahay? Ethiopia dhul bay naga haystaan, taasna wax fasiraad u baahan ma ahan, waana la dagaalamoynaa (ONLF ayaa u taagan hawshaas). Anigu jawaabteyda kuma qanceysid, maxaa yeeley wax cusub kuma sheegayo oo aan laga sheegin halkaan (SOL) thousand times. Gebogebo: Sool Soomaliga jooga waa Soomali, refugee-na kuma noqon karo dhulkiisa. Refugee micnaheeda waad taqaan, IDP-na micnaheeda waad taqaan. Somaliga Adis joogana waa refugee, mana isbarbardhigi kartaan SL iyo Ethiopia. Referendum-na ma dhacaayo ayadoona Koonfurta ogolaanin, ama is tirakooba ama madaxa label isaga dhejiya si aad u ogaataan kii idinku abtirsada. Maxaa kale? p.s. Iga raali ahow hadaad moodey inaan ku canaantay. Isbarmuutana waa cabay hadda... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 29, 2011 waxad doontiid dhe awoow they are still refugees and that status will stay the same. wa sharci dalka u yaal;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 29, 2011 awoowe you are funny. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 30, 2011 Inaga diiwan geliya intaanay ina qarxin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 30, 2011 Niyow magacyo badanidaa ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 30, 2011 ^^^ Ma aniga? oo yaad i moodaysaa sxb? Quote Share this post Link to post Share on other sites