Jacaylbaro Posted January 27, 2011 Maamulka Gobolka Sool Oo Bilaabay Diiwaan Gelinta Qaxootiga Ka Soo Barakaca Dagaalada Somalia Laascaanood, January 27, 2011 (Haatuf) - Maamulka Gobolka Sool ayaa bilaabay qorshe ay ku diiwaan gelinayaan dadka ka soo qaxay dagaalada ka socda dalka qalalaasuhu ka taagan yahay ee Somalia si aanay saamayn ugu yeelan Nabadgelyada Gobolkaasi. Sidaana waxa sheegay Badhasaabka Gobolka Sool Cabdilaahi Jaamac Diiriye oo u waramayay shabakada Somaliland.Org, waxaanu sheegay in arrintaasi oo ay u yeeleen sababo nabad gelyo ay ugu socoto si wanaagsan isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Waxaanu bilownay oo noo socda qorshe aanu ku diiwaan gelinayno dadka qaxoontiga ah ee ka soo baro kacay Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Laascaanood kuwaasi oo aanu siinay kaadhadh aqoonsi. Waxa kale oo aanu u samaynay Guddi iyaga u gaar ah xafiisna waanu u furnay.” “Waxaanu sidaasi u samaynay sababo nabadgelyo waayo waxaanu doonaynaa inaan iyagana aan xuquuqdooda meel lagaga dhicin oo la ilaaliyo, iyagana aan dad Nabad gelyada halis gelin karaa ku soo dhex dhuuman. Illaa imika tiradooda kuuma sheegi karo hase yeeshee markaanu dhamaynayo ayaanu saxaafada u sheegi karnaa.” Badhasaabka gobolka Sool C/laahi Jaamac Diiriye waxa kale oo uu sheegay in xaalada nabadgelyo iyo bulsho ee degmooyinka Gobolka Sool ay aad u wanaagsan yihiin, waxase uu ka dayriyay abaaro ba’an iyo biyo la’aan ka jira deegaankaasi waxaanu xukuumada iyo Ha’yadaha caalamiga ah ugu baaqay inay gurmad deg deg ah la soo gaadhaan bulshada deegaankaasi ee abaartu hayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 27, 2011 Even in Sool there are Somali refugees. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 27, 2011 lol@refugees... DhulSoomaliyeed aka SL sidee uu qof Soomali ah ugu noqon karaa a refugee? IDP yes, refugee nah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted January 27, 2011 sheeko baraleeey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted January 27, 2011 atleast they getting some kind of help and looking after, where as the savages in somalia are busy murdering maiming and masacaring them...... be gratefull Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 27, 2011 Somalina;690757 wrote: lol@refugees... DhulSoomaliyeed aka SL sidee uu qof Soomali ah ugu noqon karaa a refugee? IDP yes, refugee nah... nfd kenya hadaad u qaxdiid so qaxooti kuma tihid dalka kenya same as Djibouti same as Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
OneManGang Posted January 27, 2011 Reer Las anod ayaga baaba qaxooti ah ay maxay qabilaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 27, 2011 Now that is an insult to reer Lasanod ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 28, 2011 Qudhac;690804 wrote: atleast they getting some kind of help and looking after, where as the savages in somalia are busy murdering maiming and masacaring them...... be gratefull Savages in Somalia? markaad is dhiibeysey soo savage maadan ahayn? some folks are funny! sii socda idinkoo qarweysaan haddaba...ta-ta! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 28, 2011 Xaaji Xunjuf;690810 wrote: nfd kenya hadaad u qaxdiid so qaxooti kuma tihid dalka kenya same as Djibouti same as Somaliland Kenya and Djibouti are recognized countries. Ku noqo mar labaad! maamul gobol wadan ma ahan! goodnight awoowe! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kornaylka Posted January 28, 2011 Somalina;690899 wrote: Kenya and Djibouti are recognized countries. Ku noqo mar labaad! maamul gobol wadan ma ahan! goodnight awoowe! So, what your basically saying is that since Djibouti and the NFD arn't pure Somalis- I suspect because of their horrible accents and strange languages-, the koonfurians don't mind being labled as refugees there? I wonder how they would feel about that insensitive comment of yours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 28, 2011 Funny how Djibouti is not considered as a Somali country .......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 28, 2011 Markii shir Soomali lagu qabto so adigan dhaha "dal shisheeye"? adiga uun baa is khilaafa... Mr K, please learn how to read. Thanks. Recognized country means wadan la aqoonsanyahay. Calankooda waxuu ka taaganyahay the UN HQ. Awoowe ayaan hadalkiisa wax ku darsanaayey. Somali waaye iyo ma ahan meesha ma taal. SL wadan ma ahan Kenya iyo DJibouti waa wadamo. Intaas garo. Mahadsanid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 28, 2011 Then instead of saying "sow dhul soomaaliyeed maaha" you better say "Wadan la aqoonsan yahay maaha" so that we understand ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 28, 2011 SomaliLand means DhulSoomaliyeed duh. Oh! and don't worry about what I should say. FYI: Xaji ayaan u jawaabaayey about the AQOONSI part. Quote Share this post Link to post Share on other sites