Mooge Posted January 27, 2011 Nairobi (RBC) Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa shaaca ka qaaday in deg deg loogu baahan yahay in la qabto kulan looga arinsanayo masiirka Soomaaliya maadaama uu dhowyahay waqtiga dhamaadka DKMG [TFG]. Augustine Mahiga oo qoraal ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Nairobi ayaa sheegay in bisha August ee 2011 [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites