Mooge Posted January 27, 2011 Garowe (RBC Radio):- Kulan balaaran oo ay yeesheen madaxda dowladda Puntland iyo Saraakiisha sar sare ee Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee dowladda Puntland. Kulankani ayaa ahaa mid aad muhiim u ahaa hanaanka dowladdnimo ee dowladda PUntland, waxaana labada dhinac ee kulanku dhexmaray ay isla garteen qorshayaal lagu hormarinayo arimaha bulshada, kor [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites