oba hiloowlow Posted January 26, 2011 Dagaal Oogaha Shabaab u qaabilsan marinhabaabinta carruurta Shabaab u dagaallanta Fu'aad Maxamed Qalaf ayaa ka laabtay hadal dano ku dhisnaa oo uu sanado ka hor u jeediyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo uu dagaal gelinayay. Hadalkaas ayaa ahaa in wixii ka soo hara Shabaab ay yihiin Gaalo dilkooduna uu bannaan yahay. dhawaan ayuu ka laabtay go'aankaas, wuxuuna sheegay in dadka aan la dhihi karin Riddo, aan la iska dili karin, isla markaana aysan diinta waafaqsaneyn in qofkii lagu arko Madaxtooyada la dhaho Diinta ayuu ka baxay. halkaan ka dhageeysta iyado cod ah : http://radiomuqdisho.net/news/images/stories/barnaamijyo/warbixin_shongole.wma Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 26, 2011 Meeshaan rajo aa ka so socotoo ku dayo shongole ku dayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qaranki Posted January 26, 2011 In that clip you posted, what are your views on what he says from the 3.40 mark onwards? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 26, 2011 acuudibilahi u mean hadaladii sanad kahor, gaaleeysiinta mahino shyt ninkaas diinta uu sheeganaya xay tahay im lucky i aint him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted January 26, 2011 and godane got executed for watching mild porn.............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 27, 2011 LooooooL@mild porn Quote Share this post Link to post Share on other sites