Mooge Posted January 26, 2011 Boosaaso(Puntlandi.com);-Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta la horgeeyay dhalinyaro ku eedaysnaa falal kaladuwan kuwaa oo maxkamada xukuno ku riday.Maxkamada ayaa la horkeeyay 5qof oo dhalinyaro ubadan waxaana ay dunuubtooda ubadnayd ka’ganacsiga Qamriga iyo beecentiisa halka qaarkoodna lagu haystay dhac iyo weeraro ay bulshada dhaxdeeda ka gaysteen waxaana shaqiyaadka la xukumay iyo xukunadooda u [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites