Jacaylbaro Posted January 28, 2011 Adigoo Somaliland Visa doonaya uun yaanan ku arkin ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 28, 2011 dadkii dhantay alaha u naxariisto lamana iloobi karo dadku canbe gaari ka dhacay maahan lakiin dadkaan waayarada isaga khaldamay dadkii laayayna waxay u bixiyeen mujaahidsnm dadkii difaacayna dambiile hadda maamulka hargaysa hadii jabhad itoobiye lagasoo abaabulay kusoo duusho ma gacmahay laabanayaan? waa maya!!! hadaba dawlad kasta waajib baa ka saaran dadkeeda iyo dalkeeda. haraadigii snm maxkamad ha lasoo taago si dadku labada dhinacba isugu calool fiyoobaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 28, 2011 Ibti you don't get it. These folks want their loved ones to be forgiven for their crimes and it's understandable. What would you do if you were in their bloody shoes? I'd certainly ask forgiveness for my war criminals to ease the guilty concious . Please forgive them or else... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 28, 2011 Ducaysane;691021 wrote: Qasab ma ahan forgiveness. Laakiin wax soomaliland la dhoho ma jirayso midaas aa qasab ah. Somaliland maanta wa jirta Somalia maanta ma jirto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 28, 2011 Xaaji Xunjuf;691077 wrote: Somaliland maanta wa jirta Somalia maanta ma jirto At the UN HQ, Somalia wey jirtaa... next question please... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted January 28, 2011 gooni;691040 wrote: dadkii dhantay alaha u naxariisto lamana iloobi karo dadku canbe gaari ka dhacay maahan lakiin dadkaan waayarada isaga khaldamay dadkii laayayna waxay u bixiyeen mujaahidsnm dadkii difaacayna dambiile hadda maamulka hargaysa hadii jabhad itoobiye lagasoo abaabulay kusoo duusho ma gacmahay laabanayaan? waa maya!!! hadaba dawlad kasta waajib baa ka saaran dadkeeda iyo dalkeeda. haraadigii snm maxkamad ha lasoo taago si dadku labada dhinacba isugu calool fiyoobaado. Xaqiiqdi waad sideed u sheegtay cidna xaqeeda yaan duudsiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted January 28, 2011 Xaaji Xunjuf;691077 wrote: Somaliland maanta wa jirta Somalia maanta ma jirto Lol, that is why the UN Respresentitive to SOMALIA Augustine Mahiga goes to Hargeysa. Also, Ethiopia the secessionists closest ally, says that the TFG must decide the NW part of the countries fate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 28, 2011 Somalina;691079 wrote: At the UN HQ, Somalia wey jirtaa... next question please... laakin in reality ma jirto it stopped existing after 26 jan 1991 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 28, 2011 Xaaji Xunjuf;691105 wrote: laakin in reality ma jirto it stopped existing after 26 jan 1991 Reality is NO AQOONSI for YOU. At the UN HQ, the blue and white flies high...Somalia is a recognized country. Now that is a reality. Digest that. Galab wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 28, 2011 Somalina you can fly as much flags as you want but that won't change the failure of Somalia as a state nor will it change the current situation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 29, 2011 Somaalida ra'yigooda iyo ficilkooda waa isku mid. amaba intooda badan,kii wax bartay iyo kaan wax baran iska daba wareeg rubuc qarni, aan lakala gar qaadanayn,,, lama difaaco qof dhintay ilaahay buu u noqday xisaabna asagaa u haya,waana khasab inaad ilowdo mar hadaanad qabriga ka soo saari karin. hadaba waxaa kaloo meesha qaban siyaad barre dhib buu noo gaystay. dadka na maamulayana waa in siyaad noo soo tababaray snm waa mujaahidiin dalka xoreeyay, hadana waxba laguma aamini karo,,, dabka waayarku waa kan cas & kan madow +- Quote Share this post Link to post Share on other sites