Mooge Posted January 26, 2011 Muqdisho RBC Radio) Axmed Diiriye Cali Afhayeenka Odayaasha Beelahaha ****** oo la hadlay warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa eedeeyn u jeediyey Hey’ada Cunada Aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan WFP. Nabadoonka ayaa ku eedeeyay Hay’adaan in aysan gar gaar siinin dadka ay abaaruhu saamaynta kuyeesheen ee ka soo barakacay gobalada dalka. Waxa uu [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites