Jacaylbaro Posted January 26, 2011 Laascaanood:- Kawaan loogu talagalay qalida xoolaha ayaa dhismihiisa si rasmi ah xadhiga looga jaray magaalada laascaanood Laascaanood-(HWN)-Kawaan loogu talagalay qalida xoolaha ayaa dhismihiisa si rasmi ah xadhiga looga jaray magaalada laascaanood waxaana furitaankii dhismahan ka soo qayb galay masuuliyiinta maamulka gobolka sool iyo Degmada laascaanod waxaana ugu horayntii dhismahan xariga ka jaray Gudoomiyaha Gobolka sool C/laahi Jaamac diiriye isagoo ku tilmaamay dhismahan mid ay aad ugu baahnayd bulshada ku dhaqan magaalada laascaanood wuxuuna amaan u soo jeediyay Wasaaradda Maaliyada iyo Dawlada hoose oo iska kaashaday dhaqaalaha ku baxay dhismahan iyo waliba shirada qaadatay qandaraaskan oo lagu magacaabo shire company Gudoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in dhismahan uu ka mid yahay waxqabadka maamulku ku talaabsaday. Waxaa isna dhankiisa halkaasi kalmado mahad naq ah ka soo jeediyay Sh. cali macalin oo ku hadlayay magaca bulshada ku dhaqan magaalada wuxuuna uga mahadceliyay Wasaaradaha iska kaashaday dhaqaalaha ku baxay dhismahan iyo shirkada qandaraaskan fulisay ee shire company wuxuuna sheegay in ganacsatada yar yar ee hilbka qala ay hore dhibaato uga haysay goobaha ay ku qalaan iyadoo cashuur laga qaadi jiray maantana ay bulshadu u uaragto cashuurtoodii oo wax loogu qabtay Mayer ku xigeenka degmada laascaanood oo isna ka hadlay Furitaanka dhismahan ayaa sheegay in wixii hada ka danbeeyay masuuliyada kawaankan ay la wareegayaan isla markaana wuxuu soo jeediyay in laga wada shaqeeyo nadaafada kawaankan oo aan kaliya lagu eegin dawlada hoose Waxaa iyana halkaasi ka hadlay masuuliyiin ay ka mid yihiin Xisaabiyaha maaliyada gobolka sool iyo Taliyaha qaybta booliska Mr.xariir iyagoo sheegay in ay tahay horumar gobolka u soo kordhay isla markaan xukuumada cusub ay ku talaabsatay loona baahan yahay in laga sii kordhiyo si dadweynaha waxqabadka maamulka ay u arkaan. Si kastaba ha ahaatee kawaankan Gawraca ee laga dhisay magaalada laascaanood ayaa dhismihiisa oo burburay isla markaasna noqday meel banaan ah ayaa la sheegay in xiligii ingriiska la dhisay iyadoo maamulka cusub ee somaliland mar labaad dhisme cusub uga hirgeliyay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 26, 2011 hadhow bay odhan doonan qoladi qabilku madax baray eeh ssc eeh qarandiidka aha anaga lanugu qalaya oo anaga lano jeeda;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 26, 2011 Scary project, Talow Buuhoodle mid kan ka weyn maloo dhisi doonaa si loo cabsi galiyo SSC falks Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted January 26, 2011 Where are LA people, do not you guys see how reer Somalidiid are generous, they are building kawaan, oh what a nice people, never mind they forced you out of your houses, turned your booming city into ghost town and want to force their ideology down your throats by guns, what matters is they are building KAWAAN, it is time reer LA no entire SSC region ay ku heesi lahaayeen Somaliand dadkayga Somaliland dalkayga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 26, 2011 lol@Bilan... waxay ku dayanayaan AS. Ayagaa kawaanada jecel iney dhisaan...lol Ku dayo AS, ku dayo indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 26, 2011 Xaaji, ma kawaan baad dhisteen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted January 26, 2011 Kawaanka yaa la saara ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2011 Anarchists ,, xataa hadii masaajid la dhiso waxay odhan cid baa lagu kala tuurayaa ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 27, 2011 How's this a news? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 27, 2011 on the one hand, any progress is progress. Then again its a hall with some medal and few tables that look like they have been taken out of the flinstones... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 27, 2011 Che -Guevara;690634 wrote: How's this a news? In the eyes of dear Xaaji anything is news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 27, 2011 Che -Guevara;690634 wrote: How's this a news? It is news in Sool but of course not in Boston .... Quote Share this post Link to post Share on other sites