Mooge Posted January 26, 2011 Minneapolis(Puntlandi.com) Wafti balaaran oo uu horkacayo Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa baryahanba booqasho rasmi ah ku joogey Dalka Mareykanka , kulamo kala duwana la qaatey Jaaliyada Deegaanka ee ku sugan Dalka Mareykanka,*Ujeedada Safarka Madaxweynaha ayaa ugu weyneyd isku xirka Jaaliyada iyo Dalkii, wuxuuna ugu baaqey jaaliyada* iney qayb weyn ka qaataan horumarinta wadankii.Mar [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites