Mooge Posted January 26, 2011 Nayroobi(Puntlandi.com);- Wasiirka waxbarashada Dawlada Puntland Cabdi Faarax (Juxa) ayaa kulan balaaran magaalada Nayroobi kula qaatay wasiiro ka socday Dawlada Norway iyo Saraakiil katirsan EU & UN.Kulan oo ah mid aad ubaaxad wayb Dawlada Puntland heshay casumaad rasmiya ayaa waxaa lagu gorfaynayay xaalada Somaliya hormarka ay gaartay Dawlada Puntland iyo ladagaalanka Burcad’badeeda.Dawlada Norway waxaa kulanka umatalayay [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites