nuune Posted January 25, 2011 Anoo qof ku sugaya boosteejada weyn ee ku taala centreka Abu Dhabi ayaan meel iska fadhiistey gudaha terminalka oo meel la iskaga nasto ah, kadib laba odey oo Soomaali ah oo saaxiibo ah ayaa midna horteyda soo fadhiistey, kan kalena midigteyda, markaa sports football ka socdey tv on da wall ayaan ku mashquulsanaa. Odayaasha waxey iga rabeen inaan salaamo ama sheeko iska camirano, aniguna markaa muraayadaan football asia cup ka daawanayey, 10 minutes passed, then odeygii iga soo horjeeday ayaa saaxiibkii ku yiri "qaabkiisaan garanayaayee waa qolyahaa reer Xamar", TVgaan iska daawanayaa laakin waan maqlaa, kii kalaa u jawaabey saaxibkii oo yiri "waan ka shakkisnahey inuu qolyahaa reer Xamarka ah yahay" kii markii hore yiri waa reer xamar ninkan ayaa hadana yiri "waa reer Xamar, iyagaa lagu yaqaan aamuska intey meel soo fadhiistaan waa dabeecadooda", kii midigteyda fadhiyaa u jawaabey sxbkii oo yiri "mayee waa reer Waqooyi", markiiba hadalka waxaa dafey kii hore oo yiri "haduu reer Waqooyi yahay hal daqiiqo ka badan maba aamusnaan laheyn oo indhaha ayuu faraha kaa galin lahaa", labadii odey waxey murmaan kolba dhinac ii gadiyaan mar yiraahdaan waa reer Bari, marna dhahaan waa Baajuun, marna yiraahdaan waa qolyaha reer Malindi ee Kenya, marna dhahaan waa Eritrean, sheekadana waan ku fahmey waxaa la rabey inaan isa sheego qofkaan ahey oon sidaa ku soo dhax galo sheekada Markuu murankoodi batey anna aan iska aamusnahey oo TVga iska daawanayo ayaa odeygii hore ee sheekada bilaabey yiri "maandhoow waan daalnayee oo dhimaney ma noolinee maad na kala qabatid" , intaan soo fiiriyey ayaan ku iri "inta aad sheegteen maba ihi" markaasna Af Carabi ayaan ku leeyahay oo lahjatul-Saxaaba ah, intey isku yaxyaxeen oo wajigoodi is badaley ayey i dhaheen xageed ka timid, kolkaasaan iri Ruushka ayaan ka imid in Af Carabi oo Ruush ayaan ahey, intey istaageen labadoodiba ayey iga ag dhaqaaqeen, hope I wasn't mean to them Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 25, 2011 Waryaa Nuune, war odayaasha inaad la sheekaystay ahayd meel xille Alle ku dhigi waayee ood ka dhurto. Odeyaal sheeko is always amazing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2011 markaasuu weliba ku leeyahay Godd bless Odayaasha ,,,,, Soodigan cadaabay adigu maaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fisher man Posted January 26, 2011 Hada ka hor koo reer woqooy eh aa sakaraat n0qday n0oh markas baa ashahaadka qabso la dhahay and then waxu yiri ( I will not all0w my country to be a part in somalia ) war ashahaadka qabso wadan wadan ma jiree hadane ku yiri ( dee calan geyka cagaarka iyo wadan geyka baan u dagaalami ) cuqdada ku jirto lee hadad ogan leheed siduu somali ugu faruuro qaniin sanaayay lee naftii baa ka baxday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2011 What has this to do with the topic Mr. Cuqdad ??? ,,,,,, As for that man ,,, Nin rag ah oo WADANI ah buu ahaa .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fisher man Posted January 26, 2011 Aamin God bless odayasha somaliland kuwa somali baa roon seewaa adi jB Waraa meshee dhimasho imaado calan cagaran iyo wadan geyka looga ma baahna bro ee camal suban iyo ashaahaadasho aa lagaa rabaaa, oday kista oo 4rm woqoyi eh waxa uu dhintaa asagoo leh somaliland baa nahay wadan geyna anagaa leh, reer m0gdisho ha dhacan intee ka dhacday xaga ka doon ashahaadkaba maba yaqanaan aa isdheheee......jB DAGAAL BAA RABTIIN HAYE,passport iyo lacag cusuba so saraten haye....yakhee viva m0gdisho, hargeysa down aamin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2011 "Another Marfuucal Qalam in da house" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted January 26, 2011 That is very, very, very mean Nuune. Believe me, you made a very big mistake. I don't know why you feel good about what you did. You were right in being silent (although you could also have taken a minute to greet them and say you want to watch the football and excuse yourself), but once they talked to you, why not just say I am from here or there. It is not like they asked you your clan? Although we know probably that is what they wanted to know. Arintaa dib ha ugu noqon Nuune! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted January 26, 2011 ^I second that, nuune quruubo joogto asaal baad noqootee - how could you ignore elders sitting right infront of you? The were trying to engage you in small talk, I have heard such a way of attracting ones attention - anigo meel tagaan baa mar mar maqlaa, " maa Soomali baa" - I usually turn and say " haa iga maa xigtiid [my favourite phrase with Jac]"..Lol its bad manners to ignore elders - anigu koleybaa I prefer them to young men/women. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 26, 2011 Adigu AT&T reerihii aad odeyga u aheyd xal ma u heshay Odayaasha I found out they have being coming to this spot for the past 20 years for sheeko doon and waqti dilis, I might meet them again once I pass that place, but what will the meeting do, they now know I am Rusian and will run away from me Hade salaanta ma anaa bilaabi mise ayaga(sida sharciga qofka fadhiyaa la salaamaa), illeen anigu waan fadhiyee, iney iyagu bilaabaan bey aheyd, waan fahmayaa wey yara cabsadeen oo axadkan Soomaaliba ma ahan bey is yiraahdeen ee tijaabiya hadii uu soo dhax gali karo sheekada, markaas waxaan xirnaa funaanad garan ah oo kilkilaha ka bannaan iyo dabagaab aad u weyn oo lowyaha ii joogey, meeshu waa kuleel. Malika, haye, waan raali galin odayaasha kolka, shaahna waan wada cabeenaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted January 26, 2011 Nuune wax ka shabaani badan waligay ma arkin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted January 26, 2011 nuune, shaah iyo shaxaad yar baa laa iska siyaa dee..heh. I honestly enjoy the company of elders - some of them can be naughty especially the men..heh. I have an old lady friend, she tells me stories of when she was a girl and Sayidka rampaging their village...she sometimes forget, I am not her age..she asks me if I remember berigii ee abartaa dacdee ee gelkuu dintee oo laguu yaqee mel hebeel..I tend to nod, smile and later tell her - maxaa kaa oog ahay geel iyo abaar iyo Sayidkii iyo dulki - sijuyaad baan ahay ..heh, we laugh and the conversation goes on.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted January 26, 2011 ^i did no such thing as rampaging villages :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted January 26, 2011 , sidhaa aad adigu diblee uu tahay , Odayguu naa wuu aha. I can introduce you to my old lady friend, so you can get an insight to history by those whom lived it..hehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted January 26, 2011 :rolleyes::rolleyes::rolleyes::rolleyes: HASHAC Quote Share this post Link to post Share on other sites