Mooge Posted January 25, 2011 Gaalkacyo(Puntlandi.com)* Cabduqaadir Jaamac (Caato Nugaal) oo ahaa Xeer ilaaliyaha Guud ee gobolka Mudug ayaa lagu diley gaalkacyo Maanta(Talaado), Nimankii dilka geystey ayaa cararey kadibna Banbaano gacmeed ayey ku soo tuureen dad isku dayey iney iney qabtaan oo daba ordey, cidse wax kuma gaarin.Ninka la diley ayaa naloo xaqiijiyey inuu ahaa Xeer Ilaaliyaha guud ee Gobolka [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted January 25, 2011 Alle ha u naxariisto marxuumka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted January 25, 2011 Gaalkacyo(Puntlandi.com) Sidaan horey usoo bandhignayba waxaa Gaalkacyo maanta lagu diley Xeer ilaaliyihii gobolka Mudug Cabdulqaadir Jamac, Nimankii dilka geystey ayaa isla wakhtigaas dhawac ugeystey dad isku dayey iney qabtaan, mar dhaweyd ayaa nin kamid ah shacabkii dhawacmey u dhintey dhawicii.Ciidamada amaanka ayaa ku raad jooga nimankii dilka geystey.Marxuumka la diley ayaa xiliga la diley kasoo [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 25, 2011 Allah ha u naxariisto ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 25, 2011 Ilaahay ha u naxariisto. The argagixiso will not accomplish anything with this or the many other cowardly killings of innocent Somalis. The perpetrators are merely wasting their valuable time as usual. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 27, 2011 AUN P.S.When will the slaughtering of goverment officials in Puntland stop? Quote Share this post Link to post Share on other sites