Mooge Posted January 25, 2011 Maxkamada darajada kowaad ayaa maanta waxa ay dib udhigday xukun ay kuridi lahayd rag lagu eedeeyay in kulugleeyihiin ururka alshabab Sababt kadambeesay in dib loo dhigo xukunka eedeedanyasha ayaa waxa kusalysneed kadib markii xeer ilaaliyaha maxkmada darajada uu codsaday in Dibloo dhigo xukunka eedeenayaasha si maxkamada loo keeno cadaymo muujinayo in ragaani ay katirsanyihiin kooxda [...] Read More ... Quote Share this post Link to post Share on other sites