Mooge Posted January 25, 2011 “Lacagata aan gelineyno Garoonka waa mid Qar Iska Tuurnimo ah” Shirkadda SKA Air & Logistic oo dhawaan Dowladda Federaalka la gashay heshiis 10 sano ah oo ku saabsan in shirkaddaasi maamusho garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa iska fogeysay warar sheegayey in ay hoos tagaan Mareykan, Yurub, Qaramada Midoobey iyo hay’ado kale oo caalami ah. “Waxaan nahay [...] More ... Quote Share this post Link to post Share on other sites