Mooge Posted January 25, 2011 Muqdisho RBC Radio) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqay wasaarada cadaalada ee dowlada KMG Soomaaliya in ay adeegsato Kitaabka Quraanka marka ay sharci u samaynayso kooxaha burcad badeeda Soomaalida. Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in uu ugu baaqayo wasaarada cadaalada [...] Read More ... Quote Share this post Link to post Share on other sites