Sign in to follow this  
General Duke

International community can not, will not safe Sharif Hotel... Garowe wont budge

Recommended Posts

Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa duhurnimadii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland kadib safar labo cisho qaatay oo uu ku tagay wadanka Jabuuti isagoo ka jawaabiyey casumaad rasmi ah oo uu ka helay Qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya.

 

Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ay safarka ku wehelinayeen Sadex Wasiir oo xukuumadiisa & Saraakiil katirsan aqalka madaxtooyada ee Puntland ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhaweeyey madax badan oo katirsan dawlada Puntland & boqolaal shacab ah kuwaas oo uu uga mahadceliyey soo dhaweyntooda.

 

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo aqalka madaxtooyada ee Garoowe warbaahinta kula hadlay ayaa sheegey in safarkii gaabnaa ee uu ku tagay dalka Jabuuti uu guul kusoo dhamaaday islamarkaasna ay is arkeen madax sarsare oo katirsan beesha caalamka gaar ahaana Igad,Midowga Afrika,Midowga Yurub,Maraykanka,madaxda Jabuuti & Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo isagu waftiga Puntland ku casumay dalka Jabuuti,waxaana uu sheegey inay u sharxeen go’aankii dawlada Puntland ee ay xiriirka ugu jartay xukuumada kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.

 

Wuxuu madaxweynaha Puntland intaas kudaray in ay dawlada Puntland ku adkaysatay kana noqonaynin go’aankii ay qaadatay,wuxuuna mahadcelin balaaran u jeediyey shucuubta Puntland ee dal & dibadba joogta oo si isku mid ah u taageertay go’aanka xukuumadiisu ay qaadatay,waxaana uu sheegey intani ay muujinayso isku xirnaanshaha shacabka & dawlada.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Not sure who you are speaking to, but Sharif has been a god sent to Puntland. Now we are ready to throw the rubish out, and you are just mere spectators, watching a fine game of football.

 

Garowe is Somali'as power house today and it will bring the nation back to its hay days, when Somali's looked good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xaaji Xunjuf;689891 wrote:
What will the pirates do if sharif gets another term for let's say another 2 years perhaps Cry harder
;)

 

You should be asking the same question for yourself, as you do remember your regional government agreed to the United States 2 track policy with Puntland for Somalia!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful;689908 wrote:
You should be asking the same question for yourself, as you do remember your regional government agreed to the United States 2 track policy with Puntland for Somalia!

i could care less if sharif stays or gets another term;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The Pirates will probably move further South to avoid Puntland coming straike aagainst their last hold outs in the State.

Sharif on the other hand is not a problem for Puntland, his officials and goverment can not set foot in Puntland. The Diaspora have shown their support and the people held great demo's in most of the largest cities.

 

Its the International community who are important players here, and they will not safe Mr Hotel.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this