Mooge Posted January 24, 2011 Boosaaso(Puntlandi.com);- Xiriiriyaha Barakacayaasha Puntland Cali Ibraahim ayaa dhulka Puntland ku tilmaamay hoyga Nabada kuna soo hirtaan dadka ay colaadaha kala irleeyaan waxaana uu taageero buuxda umuujiyay Shacabka iyo Dawlada Puntland.// Waxaa uu sheegay in si rasmiya utaageersanyihiin go’aankii Dawlada Puntland kaqaadatay TFG waxaana uu sheegay in Dawlada somaliya nacfi iyo kaabid aysan ka helin barakacayaasha [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites