Somalina Posted January 24, 2011 waxaanse leeyahay baligubadle iyo burco ma waxay noqdeen meel habeenkii la miro dadka masaakiinta ah na lagu hagardaameeyo oo diyaarado reer galbeed loo adegsado habeenkii dawladu iyadaa nabadgalyada ilaalinaysa haday wax jiraan oo ay ogtahay iyadoon diyaarado isticmaalin gacan bira haku qabato oo iyadu ha xaliso ha joojiso waxan habeenkii guuraynayaa oo loo adeegsanaayo dad laga yaabo in aanay aragba diyaarado noocan ah oo saska qaba diyaaradoba waxaan ognahay dalka bakistaan ayaan lagu layaa habeen walba diyado noocan ah oo la yidhaa waa laga shakiyey inagu ma nihin dadkaas oo kale waana la garanayaa meesha waxkusoo kordhaan waxanan filayaa in ay ku filan yihiin ciidamada somaliland ee aan loo baahnayn ciidan shisheeye oo aan ognahay dhibatada ay leeyihiin mana taalo u jeedo looo adeegsada ciidamo kale http://www.magaalo.net/print.php?type=N&item_id=579 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 24, 2011 waxay noqdeen meel habeenkii la miro dadka masaakiinta ah na lagu hagardaameeyo I stopped there ........................ No need to read the rest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 24, 2011 Ar maad dhamaysid si aad xogta oo dhan u heshid. Quote Share this post Link to post Share on other sites