Sign in to follow this  
Somalina

Bali gubadle iyo burco ma waxay noqdee goobo loo adeegsado diyaarado reer galbeed

Recommended Posts

Somalina   

waxaanse leeyahay baligubadle iyo burco ma waxay noqdeen meel habeenkii la miro dadka masaakiinta ah na lagu hagardaameeyo oo diyaarado reer galbeed loo adegsado habeenkii dawladu iyadaa nabadgalyada ilaalinaysa haday wax jiraan oo ay ogtahay iyadoon diyaarado isticmaalin gacan bira haku qabato oo iyadu ha xaliso ha joojiso waxan habeenkii guuraynayaa oo loo adeegsanaayo dad laga yaabo in aanay aragba diyaarado noocan ah oo saska qaba diyaaradoba waxaan ognahay dalka bakistaan ayaan lagu layaa habeen walba diyado noocan ah oo la yidhaa waa laga shakiyey inagu ma nihin dadkaas oo kale waana la garanayaa meesha waxkusoo kordhaan waxanan filayaa in ay ku filan yihiin ciidamada somaliland ee aan loo baahnayn ciidan shisheeye oo aan ognahay dhibatada ay leeyihiin mana taalo u jeedo looo adeegsada ciidamo kale

 

http://www.magaalo.net/print.php?type=N&item_id=579

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxay noqdeen meel habeenkii la miro dadka masaakiinta ah na lagu hagardaameeyo

 

I stopped there ........................ No need to read the rest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this