Mooge Posted January 24, 2011 Muqdisho (RBC) Dowlada Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay inay DKMG Soomaaliya ku wareejineyso meydadka burcad badeed dhawaan ciidamadeeda ay ku dileen xeebaha u dhexeeya wadanka Cumaan iyo Qaarada Afrika xilli ay soo qafaasheen markab laga lahaa wadankaasi. Markab dagaal oo ay leedahay Koonfurta Kuuriya ayaa Khamiistii toddobaadkii hore dilay 8 ka mid ahayud koox burcad badeed [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites