Mooge Posted January 24, 2011 Muqdisho (RBC) Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya ayaa markale dood ku yeeshay xarunta golaha shacabka kadib markii mudo labo maalmood ah uu qabsoomi waayey kulankii barlamanka kooram la’aan darteed. Kulanka maanta yaa waxaa gudoominayey gudoomiye kuxgeenka koowaad C/weli Sheekh Muudeey iyadoo ay soo xaadireen xildhibaano fara badan, waxaana dooda maanta ay ku saabsanayd qodob horey loogu [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites