Mooge Posted January 24, 2011 Muqdisho RBC Radio) Iyadoo maalmahaan danbe ay socdeen dadaalo lagu in lagu dhex dhaxaadiyo xildhibaan Maxamed Jaamac iyo Madaxwaynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxaa lagu waramayaa in dadaaladaasi ay fashilmeen. Horay ayaa waxaa u jiray qilaaf oo labadaan dhinac soo kala dhexgalay oo dhashay dakada caalamig ah ee magaalada Muqdisho iyo sida loo maareeyo dhaqaalaha [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites