Mooge Posted January 24, 2011 Muqdisho RBC Radio) Xildhibaan Cali Cismaan Diinsoor oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowlad gobaleedka Puntland in ay iibiyo mid ka mid ah Jasiiradaha Soomaaliya. Xildhibaankaan ayaa waxa uu sheegay in dowlad gobaleedka Puntland ay aaminsanyihiin in ay gabi ahaanba iibiyeen jasiirada lagu magacaabo Suqadara. Xildhibaankaan* ayaa waxa uu sheegay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites