Mooge Posted January 24, 2011 Muqdisho (RBC) Wasiirka warfaafinta xukuumadda KMG Soomaaliya C/kariin Xasan Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in DKMG ay ka baxday heshiiska muranka badan dhaliyey ee ay kula jirtay shirkada Saracen International taasoo qaabilsan dhinaca amaanka. War hordhavc ah oo RBC Radio ka soo gaaray xarunta wsaarada warfaafinta DKMG ayaa sheegaya in raisul wasaaraha xukuumada KMG Maxamed [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites