Mooge Posted January 24, 2011 Muqdisho (RBC) Taliska booliska DKMG ayaa xalay bandow dhaqangalay waxay ku saareen degmada Waabari ee gobolka Banaadir kadib hawlgal baaritaan ah oo ay shalay ciidamada halkaasi ka fuliyeen. Afhayeenka booliska C/laahi Xasan Bariise ayaa sheegay in bandowgaasi uu xalay ku dhaqangalay si deganaan ah isla markaana aysan jirin wax carqalad ah, wuxuuna injtaa ku daray [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites