Mooge Posted January 24, 2011 Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed xasan Cadow [Axmed Daaci] oo shir jaraa’id kaga hadlay abaaraha ka jira wadanka gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey hay’adaha samafalka inay a mid yihiin Al Shabaab oo aysan waxba u dhaamin shacabka. Axmed Daaci ayaa ku eedeeey dhamaan hay’adaha ka hawlgala magaalada Muqdisho inaysan [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites