Mooge Posted January 24, 2011 Muqdisho (RBC) Ku dhowaad 200 ruux oo dhalinyaro ah oo ay shalay hawlgal ku qabqabteen ciidamada DKMG ee Soomaaliya ayaa qaarkood dib loo siidaayey kadib markii la sheegay in wax dembi ah lagu waayey. Dhalinyaradan ayaa lagu qabtay hawlgal shalay ciidamada DKMG ka sameeyeen degmada Waabari ee gobolka Banaadir oo beryihii lasoo dhaafay ay ka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites