Mooge Posted January 23, 2011 Ugu horrayn farqiga waxaa weeye laba arrimood mid xagga *siyaasdda * taabanayso midna xagga caqaaidka iyo waxa la rumaysanyahay ee diinta ay taabanayso . Ta siyaasaddu waxa ay bilaabatay baa la yiraahdaa waqwtigii uu Nabigeena suubanaa nabad iyo naxariis koekiisa ha ahaatee uu xijaabtay oo markaa ay uun timid suaal ah dadka muslimiinta xilligaasoo ay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites