Polanyi Posted January 23, 2011 http://www.mwza.com/vybz-kartel-skin-bleaching-controversy/ This guy still maintains that he merely washed his faced with special soap( waeva). Don't be surprised if you see nuff black men start bleaching their skins after this. Government of Bladland, black is beautiful. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kulmiye Posted January 23, 2011 wax waliba waa ka suurtagasha dadka maanta-it doesnt surprise me to hear men bleaching their skin. its the reality of the times we're living. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 23, 2011 Kan yaroo Kebabiga supportgareyo haddana Vybz Kartel daawada ayaa ka sii daran! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted January 23, 2011 ^^ I don't watch Vybz Kartel. I am just posting it because it is a big debate issue of the past week. But I still love you the same way you love me though, walal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 24, 2011 "I know what you did last summer"...lol... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted January 24, 2011 ^^ kaalay bajaqyaal is bleach gareeye waa la arkee, kuwo is "luujiteeyay" ma jiraan? hada kohor bajaqdoo aan wax badan is naqaanay ayaan ku arkay aroos ayadoo malxiisad eh. mar ayaan salaan iskugu nimid oo ee igu dhahday " Tuujiye maxaa kugu dhacay aboo, waa madoobaatee" hade qofta saas i dhaheeso waa qoftoo kabaheega kooyaha ka madoownaan jirtay yaah!... ani intaan fiirshay aan ku dhahay "abaayo waqtiga maanta dadka dhan waa cadaanooyaan, soo aniga waa is luujiteeye si aan different u noqdo" loooool.... true story. Ilaaho bajaq iyo kiimiko aarabiitaro dhexdhig.. Maalin kaste caruur qoorta iyo calaacasha ka madoow ee dhalooyaan sidii mukulaalihii.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mohammed Posted January 24, 2011 Wow, surprised a black man would do it. It's usually the Asians who seek to lighten their skin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 24, 2011 looooooooooooool@tuujka:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted January 24, 2011 layaab badanaa warhada rak ayaaba keenkeen in ay is cadeyaan subxaana laah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fisher man Posted January 24, 2011 Xafadoo aan ka imaaday raga waxe isku faani jireen anaa kaa cad.... Yaab.co.uk ahaa bada curubo inee aadaan ee caro maanyo isku rugi jireen ilaa oo diirka ka fiiqmo koo maadeey la dhaho asne waxan ku argay saliid macsarada maxada maba marsanaayo wee ku madobeyee hadee oraxda ku qabto ku yiri. Unugane ayeeyo aa waxa na dhihi jirtay mandhow madaxan qalelka kaa eh waa maxay aaa labadoo sacab saliid eh madaxa dhab na lagu dhihi jiray ilaa oo foolka dhan na madoowaaday Quote Share this post Link to post Share on other sites