Mooge Posted January 23, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Godomiye ku xigeenka Golaha deegaanka Degmada Galkacyo Axmad Muusa Nuur ayaa sheegay in mamulka Degmada Galkacyo iyo shacabka Gobolka u dulqaadan’doonin falalka dhaqan’dooriskaa ee ka socda xerada dayax ee magaalada Galkacyo.Godomiyaha ayaa sheegay in dhulka xero dayax uu yahay dhul Dawladeed waxyabaaha ka socdana ay yihiin kuwa kabaxsan shareecada islaamka iyo dhaqanka umada somaliyeed [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites