Mooge Posted January 23, 2011 Muqdisho (RBC) Waxaa maalintii labaad maanta markale dib u dhacay kulan ay yeelan lahaayeen mudanayaasha barlamanka KMG ee Soomaaliya kaasoo ka dhici lahaa xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulan lagu waday in maalintii shalay ay yeeshaan xildhibaanada ayaa furmi waayey kadib markii la waayey tiro ku filan kooramka uu ku furmo kulamada barlamanka waxaana [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites