Mooge Posted January 23, 2011 Muqdisho (RBC) Fariin maqal ah oo uu soo diray hogaamiyaha ururka Al Qaacida Sheekh Usaama Binu Laden ayaa shuruud ku xirtay siideynta 5 muwaadin oo u dhashay wadanka Faransiiska kuwaasi oo gacanta ugu jira Al Qaacida iyo Al Shabaab. Fariintan oo la soo galiyey bog internet oo ay leedahay Al Qaacida ayaa Sheekh Usaama waxaa [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites