Saalax Posted January 22, 2011 Puntland oo shaqsiyaadka ka tirsan DKMG ka mamnuucay deeganadeeda Garoowe:(Sh. M. Network) Warsaxafadeed kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa maanta looga mamnuucay shaqsi kasta oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya in uu tago deegaanada ay Mamaulaan Mamulka goboleedka Putnland. Kadib kualan ay maanta ku yeesheen magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Putnland golaha wasiirada ee Xukuumadda Putnland, waxaa ay shaaca ka qaadeen in Airporada ku yaala magaaladaasi aysan kasoo dagi karin xubno ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya. Go’aankaan ay soo saareen golaha wasiirada ee Maamulka Puntland ayaa waxaa uu daba socdaa go’aan ay todobaad ka hor ay ku sheegeen in ay gabi ahaan xiriirkii ay u jareen dowladda KMG Soomaaliya ee uu madaxwaynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Go’aanka ayaa lagu sheegay warmurtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen golaha wasiirada Maamulka Putnland oo uu hogaaminayay Madaxweynaha Maamulkaasi C/raxmaan Faroole iyo madaxweyne ku xigeenkiisa, iyadoo sidaasi ay saxaafadda ugu soo gudbiyeen. Warsaxaafadeedka aya la tilmaamay in lagu soo koobay islamarkaana lagu shaaciyay in gabi ahaamba xubo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya aysan ka dagi karin garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Majiro wali wax war ah oo ka soo baxay dhanka dowladda KMG Soomaaliya oo ku aadan go’aankaan labaad ee golaha Wasiirada Puntland ay ka qaateen Masuuliyiinta dowladda KMG Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 22, 2011 Ku dayo ,, Ku dayo ,, Ku dayo ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 22, 2011 it seems all that puffing and hyprocisy for years is coming out one by one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 23, 2011 Ku dayo ,,, ku dayo ,, “After an unusual meeting held by the cabinet of Puntland semi-autonomous state, all ministers have agreed a decision banning all TFG officials (from parliament, cabinet or other TFG institutions) from reaching and landing any airport in Puntland regions” said press release from the cabinet meeting. Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/articles/90031727?Puntland%20bans%20Somali%20officials%20from%20landing%20at%20Puntland%20airports#ixzz1BqactLfq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 23, 2011 Faroole wuu fududaadey. Couple of screws came loose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 23, 2011 More to come weliba ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 23, 2011 Somali politics is cocky land but don't worry boys Garowe is not going the way of Hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 23, 2011 Faroole will kill himself before getting to the way of Hargeisa ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 23, 2011 where is the Thankfull to explain this recent development? Quote Share this post Link to post Share on other sites