Mooge Posted January 22, 2011 Garowe(Puntlandi.com) Dhageyso khudbadii Madaxweynaha Dolwda Puntland Mudane Cabdirahmaan Faroole jeediyey markii kasoo laabtey jabuuti jamcadii, waxaa hadaladiisii ka mid ahaa “Soomaaliya kama aanaan go’in kamana go’ayno, lakiin in been* magacayaga wax loogu qaato yeeli meyno mana dhaceyso. waxaan gudbiney Documents iyo cadeymo waxa Muqdisho ka socda, Waana kusoo guuleysaney safarkaan aan hada kanimid,”*hoos ka dhageyso [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites