Mooge Posted January 22, 2011 Xaflan balaaran oo lagu taageeraayay go’aankii uu maamulka goboleedka Puntland uu xiriirka ugu jaray dowladda kmg ee Soomalaiya ayaa waxay ka dhacday caasimadda dalka*Malaysia*ee*Kuala Lumpur, iyadoo ay isu soo duba-rideen Jaaliyadda Puntland ee dalka Malaysia. Jaaliyadda reer Puntland ee dalka Malaysia ayaa waxay yeesheen xaflad balaaran oo ay ku taageerayaan go’aanka cad ee uu maamul [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites