Mooge Posted January 22, 2011 Muqdisho RBC Radio) Iyadoo dhowaan dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ay sheegtay in ay xiriirka u xartay dowlada* FKMG Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa ka hadlay mudane ka tirsan baarlamaanka KMG Soomaaliya. Xildhibaan Cali Cusmaan Diinsoor oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu canbaareeyay hadalkaasi ka soo yeeray dowlad gobaleedka Puntland. Cali Cusmaan [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites