Mooge Posted January 22, 2011 Muqdisho (RBC) Hogaamiye kooxeedka Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo hadda sheegta inuu hogaamiyo qeyb ka mid ah ururkii burburay ee Xisbul Islaam ayaa si kulul uga jawaabay digniin shalay DKMG u jeedisay hogaamiye kooxeedyada hubeysan ee Muqdisho. Yuusuf Indhacadde oo heysta hub iyo maleeshiyaad isaga u gaar ah ayaa nasiib daro ku tilmaamay digniinta wasiirka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites